Uganda oo sheegtay inay ciidamadeeda sii joogi doonaan Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay sii joogi doonaan Soomaaliya, inkastoo ay sii kordhayso hubanti-la’aanta ku saabsan mustaqbalka Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM). Wasiirka Difaaca …